JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐗𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨–𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨.

HomeNews 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐗𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨–𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.

Kulanka, oo ay taageertay UNICEF, waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda waddada iyo caqabadaha amni ee saameeya isu-socodka, gaar ahaan gaarsiinta gargaarka iyo taageerada bani’aadannimo. Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay xog iyo warbixin ku saabsan xaaladda amni ee marinka iyo habka loo ururinayo xogta, si loo fahmo caqabadaha jira loona diyaariyo habraac lagu fududeynayo isu-socodka gargaarka.

Ugu danbeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda dhinacyada ay khusayso, si loo xaqiijiyo in gargaarka bani’aadannimo si ammaan ah oo joogto ah loo gaarsiiyo dadka u baahan.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.