JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

SoDMA oo Laascaanood Ka Qeybisay Gargaar Cunto oo Loogu Talagalay 1,000 Qoys oo Nugul.

HomeNews SoDMA oo Laascaanood Ka Qeybisay Gargaar Cunto oo Loogu Talagalay 1,000 Qoys oo Nugul.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta magaalada Laascaanood gargaar cunto ugu qeybisay 1,000 qoys oo ka mid ah dadka nugul, taas oo qeyb ka ah gurmadka bani’aadannimo iyo barnaamijka cunto qeybinta ee ay Hay’addu ka waddo deegaannada Waqooyi Bari.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari iyo Duqa Magaalada Laascaanood, ayaa goob-joog ka ahaa qeybinta gargaarkan.

Hay’adda SoDMA waxay sidoo kale qorsheyneysa in ay gargaar bani’aadannimo gaarsiiyo deegaanno kale oo ka tirsan Waqooyi Bari, si wax looga qabto saameynta abaarta iyo xaaladda nololeed ee dadka nugul.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.