JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

UN Women: Abaarta Soomaaliya oo si daran u saameysay haweenka iyo gabdhaha.

Bogga HoreWararka UN Women: Abaarta Soomaaliya oo si daran u saameysay haweenka iyo gabdhaha.

Maareeyaha Barnaamijka Qaranka ee Haweenka Qaramada Midoobay, Rukia Mohamud, ayaa sheegtay in abaaro soo noqnoqday ay mar kale si daran u saameeyeen Soomaaliya, taas oo sii kordhisay cunto-yarida, barakaca, iyo halista Nolosha qoysaska nugul.

Waxay xustay in haweenka iyo gabdhaha, oo ah ku dhowaad 80% dadka ay abaartu saameysay, ay yihiin kuwa ugu halista badan, iyagoo wajahaya khataro ay ka mid yihiin rabshadaha ku saleysan jinsiga, dakhli la’aanta, carqaladeynta adeegyada aasaasiga ah, iyo culaysyo dheeraad ah oo shaqo guri ah.

Rukia Mohamud ayaa tusaale u soo qaadatay qoys ku nool Baydhabo, halkaas oo hooyo shan carruur ah leh ay ku barakacday kadib markii ay weyday xoolihii iyo biyihii, iyadoo hadda la tacaaleysa nolol adag oo ku taal xero barakac.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.