JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Shirka NDMCC: SoDMA oo so bandhitay Warbixin falanqaynaysa xaaladda abaaraha dalka – Janaayo 2026.

Bogga HoreWararka Shirka NDMCC: SoDMA oo so bandhitay Warbixin falanqaynaysa xaaladda abaaraha dalka – Janaayo 2026.

Maareeyaha Xarunta Gurmadka Degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐈𝐬𝐬𝐞, ayaa Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha (NDMCC) ku soo bandhigay warbixin dhammaystiran oo falanqaynaysa xaaladda abaaraha dalka ee bisha Janaayo 2026.

Warbixintu waxay diiradda saartay isbarbardhigga abaarta haatan jirta iyo kuwii hore, xoojinta u-ololeynta iyo wacyigelinta, iyo heerka maalgelinta ka-jawaabista abaarta iyo nusqaanta weli jirta, iyadoo la adkeeyay muhiimadda garab-istaag degdeg ah iyo isku-duwid qaran oo wax-ku-ool ah.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.