JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Wafdi Sare oo Uu Hoggaaminayo oo Socdaal Shaqo Ku Tagay Pakistan.

Bogga HoreWararka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Wafdi Sare oo Uu Hoggaaminayo oo Socdaal Shaqo Ku Tagay Pakistan.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa socdaal shaqo ku gaaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan.
Wafdigan, oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Pakistan, waxayna kulamo la yeelan doonaan madax sare oo ka tirsan dowladdaas.
Kulamada ayaa diiradda lagu saari doonaa xoojinta wada-shaqeynta labada dal, gaar ahaan arrimaha la xiriira maareynta musiibooyinka, amniga gudaha, iyo is-dhaafsiga khibradaha hay’adaha Labada dowladood.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.