JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga Koonfur Galbeed oo Ku Baaqay In 50% Miisaaniyadda Horumarinta Loo Qoondeeyo Barakacayaasha Abaaraha

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga Koonfur Galbeed oo Ku Baaqay In 50% Miisaaniyadda Horumarinta Loo Qoondeeyo Barakacayaasha Abaaraha
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Maxamed Ibraahim Nuur, ayaa soo jeediyay in boqolkiiba 50 (50%) ka mid ah lacagaha loogu talagalay horumarinta loo qoondeeyo dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha ka jira guud ahaan dalka.
Wasiirku wuxuu sidoo kale xusay in deegaannada Koonfur Galbeed ay si gaar ah u saameeyeen abaaraha, islamarkaana ay soo gaareen barakacayaal fara badan oo ka yimid deeganadoodii, taas oo sii kordhisay baahiyaha bulshada deegaanka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.