Maareeyaha Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah, Mudane Xasan Ciise, ayaa soo bandhigay istaraatiijiyada u qareemida oo ku saabsan abaaraha. Wuxuu adkeeyay in saameynta isbeddelka cimilada iyo yaraanta dhaqaalaha caalamiga ah ay qasab ka dhigayaan in la qaato hab cusub oo ku saleysan hufnaan, isku-tashi, iyo ka faa’iideysiga kheyraadka la heli karo.








0 Comments