JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

“WHO iyo UNICEF oo Ka Digay Xaalad Adag 2026, Kuna Baaqay In Gargaarka Lagu Bartilmaameedsado Meelaha Ugu Nugul”

Bogga HoreWararka “WHO iyo UNICEF oo Ka Digay Xaalad Adag 2026, Kuna Baaqay In Gargaarka Lagu Bartilmaameedsado Meelaha Ugu Nugul”

Hay’addaha WHO iyo UNICEF, oo hogaaminaya tiirarka Caafimaadka iyo Biyaha (WASH), ayaa sheegay in sanadka 2026 la wajahayo xaalad adag oo u baahan in gargaarka lagu soo koobo meelaha ugu daran. Dadaallada ayaa si gaar ah xooga loogu saarayaa biyaha nadiifka ah iyo adeegyada caafimaadka degdegga ah, si loo badbaadiyo nolosha dadka nugul.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.