OCHA ayaa soo jeedisay in sanadka 2026 la hirgeliyo “Humanitarian Reset”, si gargaarka bani’aadannimo uu u noqdo mid ka hortag iyo nolosha badbaadiya. Qorshahan wuxuu xooga saaraya bixinta lacagta gargaarka ka hor abaarta, mudnaanta nolosha sida cunto, biyo, iyo caafimaad degdeg ah, iyo ku saleynta go’aannada xog iyo falanqayn dhab ah, iyadoo la qorsheeyay in 4.8 milyan oo qof ay helaan gargaar sanadka 2026.








0 Comments