JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐š๐›๐š๐š๐ซ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง.

Bogga HoreWararka ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐๐ž๐ ๐๐ž๐  ๐š๐ก ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐š๐›๐š๐š๐ซ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง.
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Magaalada Moqdisho ka Furay shir u dhexeeya hayโ€™adaha dowladda iyo Hayโ€™adda aalamiga ah si looga wada hadlo xaaladda abaaraha iyo amni-darrada cuntada dalka.
Guddoomiyuhu wuxuu carabka ku adkeeyay in la qaato goโ€™aanno degdeg ah oo ku saleysan xog, halkii la diyaarin lahaa qorshayaal guud oo kale, si loo badbaadiyo nolosha dadka nugul loona xoojiyo isku-duwidda dowladda iyo la-hawlgalayaasha.
Shirka waxaa diiradda lagu saaray meelaha ugu nugul (IPC Phase 4), iyo diyaarinta qorshe jawaab degdeg ah oo leh kharash iyo masuuliyad cad, iyo kaabista dadaallada jira iyadoo laga fogaanayo in dhibaatadu sii korarto.
Ugu danbeyn Guddoomiye Maxamuud Macalin wuxuu ku booriyay dhammaan dhinacyada inay si wadajir ah oo degdeg ah u dhaqaaqaan, maadaama goโ€™aannada shirka ay saameyn toos ah ku leeyihiin yareynta saameynta abaaraha iyo badbaadinta nolosha shacabka Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.