JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Halkaan ka daalaco warbixinta Sanadka 2025 – ilaa 2026 Soomaaliya

Bogga HoreWararka Halkaan ka daalaco warbixinta Sanadka 2025 – ilaa 2026 Soomaaliya

Sanadka 2025 – ilaa 2026 Soomaaliya waxa ay wajahaysaa xaalad abaareed oo sii kordhaysa, taas oo saameyn ku yeelashay beeraha, xoolaha, iyo helitaanka biyaha nadiifka ah. Abaarta ayaa ka dhalatay roobab aan joogto ahayn kasoo sababay hoos u dhaca heerarka biyaha dhulka hoostiisa, iyo saameynta El Niño. halkaan waxaan idin kula wadaageynaa warbixinta xaaladda abaarata soomaaliya

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.