JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ž๐ž๐ช-๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐–๐š๐๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Bogga HoreWararka ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ž๐ž๐ช-๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐–๐š๐๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay qaar kamid ah deeq-bixiyayaal calamiga ah sida Midowga Yurub, Mareykanka iyo Qaramada Midoobay, iyagoo si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa gurmadka abaarta dalka ka jirta.
Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda abaarta oo maraysa heer aad u halis ah, taas oo si baโ€™an u saameysay gobollo badan oo Soomaaliya ka mid ah. Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA ayaa deeq-bixiyayaasha uga warbixiyay baahiyaha degdegga ah ee bulshada, isagoo tilmaamay in qeybo badan oo dalka ah ay u baahan yihiin gargaar biniโ€™aadannimo oo degdeg ah.
Dhankooda, Deeq-bixiyayaashu waxay muujiyeen walaac ku aaddan abaarta, waxayna ballan qaadeen inay kordhin doonaan taageerada iyo iskaashiga ay la leeyihiin Soomaaliya, si wax looga qabto xaaladda adag ee biniโ€™aadantinimo ee ka jirta dalka.
Ugu dambeyn, Guddoomiye Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay sii xoojiyaan kaalintooda, ayna gacan ka geystaan gurmadka iyo taageerada dadka ay Abaartu si daran u saameysay.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.