JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo kaashaneysa Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka, ayaa si rasmi ah u shaacisay xaalad degdeg ah oo la xiriirta abaarta, iyada oo ka digtay saameynta iyo halista laga yaabo inay ka dhalato roobka Deyr ee soo socda.

Bogga HoreWararka Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo kaashaneysa Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka, ayaa si rasmi ah u shaacisay xaalad degdeg ah oo la xiriirta abaarta, iyada oo ka digtay saameynta iyo halista laga yaabo inay ka dhalato roobka Deyr ee soo socda.

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo kaashaneysa Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka, ayaa si rasmi ah u shaacisay xaalad degdeg ah oo la xiriirta abaarta, iyada oo ka digtay saameynta iyo halista laga yaabo inay ka dhalato roobka Deyr ee soo socda.
Qoraalkeeda, dowladda waxay ku boorisay dhammaan hay’adaha dawladda ee heerarka kala duwan, hay’adaha gargaarka bini’aadantinimo, iyo saaxiibada caalamiga ah in ay si degdeg ah u qaadaan tallaabooyin lagu xoojinayo adeegyada caafimaadka, biyo bixinta, iyo sugnaanta cuntada, isla markaana la hirgeliyo tallaabooyin waara oo lagu yareynayo saameynta isbeddelka cimilada.
Sidoo kale, dowladda waxay xustay in ku dhawaad 4.4 milyan oo qof la filayo inay la kulmaan cunno yari muddada u dhaxeysa Oktoobar ilaa Diseembar 2025.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.