JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Marwo Caa’isha Khaliif Maxamed, ayaa u mahadcelisay madaxda dowladda, dowlad-goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka qaybgalay Meertada 9-aad ee π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅)

Bogga HoreWararka Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Marwo Caa’isha Khaliif Maxamed, ayaa u mahadcelisay madaxda dowladda, dowlad-goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka qaybgalay Meertada 9-aad ee π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅)
Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Marwo Caa’isha Khaliif Maxamed, ayaa u mahadcelisay madaxda dowladda, dowlad-goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka qaybgalay Meertada 9-aad ee π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅) oo sanadkan lagu qabtay Hirshabelle.
Waxay sheegtay inay ku faraxsan tahay in markii ugu horeysay ay martigeliyaan shirka muhiimka ah, iyadoo hoosta ka xariiqday in shirkan uu yahay mid waxtar u leh shacabka Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaantay in shirka lagu filayo in laga soo saaro go’aamo wax-ku-ool ah, lagu xoojin doono wada-shaqeynta hay’adaha gargaarka iyo dowladda, isla markaana laga wada hadli doono qorsheyaal degdeg ah oo wax looga qabanayo baahiyaha bini’aadannimo ee dalka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.