Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha QM Soomaaliya ee Horumarinta Arrimaha Biniβaadannimada, Mr. George Conway, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee ππ‘π’π«π€π πππππ¬π‘π ππ«π«π’π¦ππ‘π ππ’π§π’βπππππ§π§π’π¦πππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π (πππ )
Bogga HoreWararka Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha QM Soomaaliya ee Horumarinta Arrimaha Biniβaadannimada, Mr. George Conway, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee ππ‘π’π«π€π πππππ¬π‘π ππ«π«π’π¦ππ‘π ππ’π§π’βπππππ§π§π’π¦πππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π (πππ
)
Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha QM Soomaaliya ee Horumarinta Arrimaha Biniβaadannimada, Mr. George Conway, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee ππ‘π’π«π€π πππππ¬π‘π ππ«π«π’π¦ππ‘π ππ’π§π’βπππππ§π§π’π¦πππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π (πππ
), oo lagu qabtay magaalada Jowhar.
Mr. Conway ayaa sheegay in baahiyaha biniβaadannimo ee dalka ay sii kordhayaan, halka taageerada la heli karo ay sii yaraanayso, taasoo ku qasabtay hayβadaha gargaarka in si adag loo xusho adeegyada ay bixiyaan si mudnaanta loogu siiyo dadka ugu baahan.
Sidoo kale, waxa uu xusay in Qorshaha Jawaabcelinta Biniβaadannimo ee 2025-ka uu ilaa hadda kaliya helay 23% maalgelin, taasoo caqabad ku noqotay fulinta adeegyada lagama maarmaanka ah.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.
123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.






0 Comments