Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka mid ah mas’uuliyiinta khudbadda muhiimka ah ka jeedin doona shirka Arrimaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya (CHF).
Shirkan oo ah mid diiradda lagu saarayo xaaladaha bani’aadanimo iyo gurmadka degdegga ah, ayaa lagu qabanayaa Magaalada Jowhar.
#SoDMA #GuddoomiyeMacalin #Jowhar #CHF #ArrimahaBiniAadanimo #Soomaaliya #Gargaar








0 Comments