JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo ka qeyb galaya Shirka Arrimaha Bani’aadantinimo ee Soomaaliya ka dhacaya Jowhar

Bogga HoreWararka Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo ka qeyb galaya Shirka Arrimaha Bani’aadantinimo ee Soomaaliya ka dhacaya Jowhar

Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ahna isku duwaha howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee ku saabsan horumarinta arrimaha bani’aadannimada Mr. George Conway ayaa ka mid ah Madaxda ka qeyb galeysa Arrimaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya kaasoo 10-ka bishaan ka dhacaya Magaaladda jowhar ee Caasimadda Hirshabelle .

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.