4 Gaari oo sida shixnad gargaar ah, dhawaana Muqdisho ay ka dirtay Hay’adda SoDMA ayaa maanta gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaana gargarkaan Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin uga mahadceliyay maamulka iyo odayaasha degmada.

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
0 Comments