JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Tacsi Tiiraanyo Leh INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJI’UUN.

Bogga HoreWararka Tacsi Tiiraanyo Leh INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJI’UUN.

Tacsi Tiiraanyo Leh
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJI’UUN.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Md Maxamuud Macallin Cabdulle, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo dhammaan shaqaalaha Hay’adda SoDMA, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, asxaabta iyo dhammaan bahda SoDMA ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Nuur Cali Jimcaale, oo kamid ahaa shaqaalaha Hey’adda SoDMA.

Guddoomiyaha iyo shaqaalaha SoDMA waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, una dambi dhaafo, ehelkiisii, asxaabtiisii iyo shaqaalihiisii la shaqeyn jirayna uu Eebbe samir iyo iimaan ka siiyo.

Eebbe ha u naxariisto, Nuur Cali Jimcaale, hana ka yeelo qabrigii hoy raaxo leh.
Aamiin.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.