JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Madasha Arrimaha Bini’adanimada Soomaaliya (CHF) – 10 Nov 2025

Bogga HoreDhacdooyin Madasha Arrimaha Bini’adanimada Soomaaliya (CHF) – 10 Nov 2025

10/11/2025

11/11/2025

9:00 am

1:00 pm

Jowhar - Hirshabele

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee (SoDMA)

Communications@sodma.gov.so

https://sodma.gov.so

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), waxa ay qaban doontaa 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗮𝗻𝗶’𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 – 𝗖𝗛𝗙 𝟮𝟬𝟮𝟱, oo sanadkiiba afar mar la qabto.
Madashaan ayaa looga hadlaa guud ahaan arrimaha bani’aadannimada dalka, Wax ka qabashada Abaaraha, Barakaca, iyo Xaaladaha degdega ah ee Soomaaliya, waxaana ka qeybgala
hay’adaha kala duwan ee dowladda, kuwa dowlad goboleedyada, hay’addaha deeqaha bixiya, kuwa ka shaqeeya arrimaha bani’aadannimada dalka, hay’adaha maxaliga ah iyo ururrada bulshada rayidka.

Madashaan waxaa ay ka dhici doontaa magaalda Jowhar ee Maamul gobaleedka Hirshabelle, maalinta Talaadada oo ku beegan 10-Nov 𝟮𝟬𝟮𝟱.

#chf2025 #humanitarian #humanitarianresilience #Jowhar #Hirshabelle #sodma