JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Cabdicasiis Xasan Maxamed (Golfyare)

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Cabdicasiis Xasan Maxamed (Golfyare)
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Cabdicasiis Xasan Maxamed (Golfyare), oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha ayaa ku tilmaamay Agaasimaha cusub inuu yahay rug-cadaa saxaafadeed oo leh khibrad dheer, aqoon qoto dheer, iyo karti uu xilkan culus si hufan ugu guto. Wuxuu xusay in Cabdicasiis Golfyare uu muddo dheer ka soo shaqeynayay warbaahinta dalka, taasoo ka dhigtay mid si buuxda ugu qalma xilkan muhiimka ah.
Ugu dambeyn, Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa u rajeeyay Agaasimaha cusub in Eebbe u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday, kuna asturo xilka cusub ee uu hayo, isagoo Alle uga baryay inuu ka dhigo mid u adeega dalkiisa iyo dadkiisa si daacadnimo iyo hufnaan leh.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.