Dr. Maxamed Biile Xashi PhD Ahna Isuduwaha Barnaamijyada Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista ee Jaamacadda Muqdisho (Xafiiska Kismayo) ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay: “Hababka Hay’adeed iyo Ku-saleysan Bulshada: “𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐝𝐚-𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚-𝐰𝐚𝐱-𝐮-𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐬𝐢 𝐥𝐨𝐨 𝐇𝐞𝐥𝐨 𝐘𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱-𝐤𝐮-𝐨𝐨𝐥 𝐚𝐡”.
#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse
0 Comments