Dr. Cabas Cumar Maxamed Aqoonyahan Hesta Ph.D. ee cilmiga dhaqaalaha, Ahna Agaasimaha Xarunta Cilmi-baarista ee Jaamacadda Muqdisho, cilmi-baaristiisuna ay diiradda saarto horumarinta dhaqaalaha, koboca, iyo doorka hay’adaha ee horumarka waara iyo amniga cuntada, ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay : “𝐃𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐤𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐮 𝐀𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐍𝐨𝐪𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚”
#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse
0 Comments