Mr. Mohamed Abdirahim Omar khabiir ku takhasusay falanqaynta xogta caafimaadka lehna xirfad sare ee tirakoobka iyo Data Scienceka, heystana Heerka 2-aad ee Jaamacada, ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay“𝐍𝐮𝐠𝐥𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐨𝐨𝐥𝐨-𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚, 𝐐𝐨𝐝𝐨𝐛𝐨 𝐋𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐫𝐢𝐝𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐥𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐀𝐝𝐤𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚”.
#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse
0 Comments