JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Soo Jeediyihii 3-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Soo Jeediyihii 3-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

October 23, 2025

Drr | News

Ms. Iftin Omar Mohamud waa khabiir Arimaha horumarinta Kana Howlgasha Muqdisho, Waxeeyna haystaa shahaadada Bachelorka ee waxbarashada iyo cilmiga bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxay ka soo jeedisay daraasad cinwaankeedu yahay: “𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐃𝐡𝐞𝐱-𝐝𝐚𝐫𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐘𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 (𝐃𝐑𝐑) 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚”

#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.