Mr. Jerome Galagade khabiir ku takhasusay adkeysiga bulshada iyo Kormeerka (M&E), lehna in ka badan 15 sano oo khibrada ee Bariga iyo Koonfurta Afrika, Isagoona hoggaamiyaa Hubinta Tayada, Maareynta Aqoonta Cilmi-baarista, iyo Qiimaynta Barnaamijka Adkeysiga ee Soomaaliyeed (SomReP),, “ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay“𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐑𝐞𝐏 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐚𝐝𝐤𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐧𝐮𝐠𝐮𝐥”.
#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse
0 Comments