Maxamed Yuusuf Aadan oo ah cilmi-baarre iyo bare sare oo ka tirsan Jaamacadda Muqdisho, haatana ku jiraa diyaarinta Cilmiga PhD-da ee Barashada Nabadda iyo Maamulka ee UPEACE, ayaa Meertada 2-aad ee shirweynaha u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya la wadaagay daraasad ciiwaankeenkeedu yahay: “Sida isbeddelka cimilada (climate stress) uu u saameeyo amniga dadka Soomaaliyeed iyo sida loo adeegsan karo ilaalinta degaanka iyo maamulka kheyraadka si loo dhiso nabad waarta”.
0 Comments