JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo hadal kooban ka jeediyay Shirka U Adkeysiga Aafooyinka ee Soomaaliyeed ayaa xusay in shirka uu kusoo aaday xilli ay is dhintay taageeradii bani’aadannimo ee dibadda gaar ahaan gargaarka la xiriiray la-dagaallanka cayayaanka Ayaxa iyo wax-ka-qabashada xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira.
Wasiir Maxamed Cabdi Xayir ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in xal waaara loo helo saameynta taban ee abaaraha, fatahaadaha, iyo musiibooyinka kale, iyo sidoo kale horumarinta nidaamyada beeraha iyo waraabka si loo xaqiijiyo in dalka uu yeesho bulsho awood u leh ka hortagga iyo la qabsiga aafooyinka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.