JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Cabdulle oo khudbad kooban ka jeediyay dhaaf-furka Shirweynaha 2-aad ee Cilmi-baarista khataraha Masiibooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Cabdulle oo khudbad kooban ka jeediyay dhaaf-furka Shirweynaha 2-aad ee Cilmi-baarista khataraha Masiibooyinka Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Cabdulle oo khudbad kooban ka jeediyay dhaaf-furka Shirweynaha 2-aad ee Cilmi-baarista khataraha Masiibooyinka Soomaaliya ayaa xusay guulihii laga gaaray shirkii sanadkii hore ee Cilmi-baarista ee dhacay 6 ilaa 7 bishii Novemebr 2024, kaasoo gundhig u nqoday dhiiragalinta calmi baaris iyo dood cilmiyeed ku dhisan caddaymo lagu maareeyo khataraha masiibooyinka dalka.
Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in shirkani ina barayo sida awoodda qarankeennu aysan ugu koobnayn hay’adaha dowladda oo keliya, balse ay ku jirto bulshada noocyadeeda kala duwan, kuwaas markasta safka hore ugua jira u diyaargarawga, ka jawaabcelinta khataraha musiibooyinka, ka soo kabashada iyo xaqiijinta bulsho leh adkaysi waara.
Guddoomiye Maxamuud oo si weyn ugu mahad-celiyay Jaamacadda Muqdisho, madaxda iyo ka qeyb-galayasha kale ee shirka ayaa sidoo kale xusay sida ay lagama maarmaan u tahay in aan laba-jibbaarno dadaalladeenna ku aadan yaryanta khatraha musiibooyinka iyo dhisidda bulsho leh adkaysi, si ay inoogu noqoto dhaqan qaran iyo mid bulsho, halkii ay ka ahaan lahayd fulin mashruuc cayiman.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.