
MADAXWEYNAHA OO BOGAADIYAY HOWLAHA GARGAAR EE DALKA
Bogga HoreWararka MADAXWEYNAHA OO BOGAADIYAY HOWLAHA GARGAAR EE DALKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeedinayay khudbadda uu kaga hadlayay Bandhiga Xukuumadda Danqaran 2022-2025 ayuu yiri
intii booqashada aan ku jirnay waxaan aragnay Warbixitii nagala siiyay sida loo maareeyay Abaarihii Dalkeena ku Soo noqnoqon jiray, waad aragteen sida dhamaan gobolada Dalka looga sameeyay Xarumo Dalkoo dhan looga gurmado, tan waxey Cadeyn u tahay in Dalkeena uu dhinac walba uu ka hormay
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
0 Comments