JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo kulan La yeeshay Safiirka Dalka Chine.

Bogga HoreWararka Guddomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo kulan La yeeshay Safiirka Dalka Chine.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wang Yu.
Labada dhinac ayaa kawada hadlay Kordhinta awoodda u diyaar garowga iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah, taageeridda dib-u-dhiska kaabayaasha muhiimka ah iyo horumarinta nolol waarta oo loo sameeyo bulshooyinka nugul.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.