JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiye Ku-xigeenka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Dr Ahmed Abdi Adan ayaa daah furay aqoon-isweydaarsi ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo fahamka xogtaha cusub ee la xiriira khatarta abaaraha iyo u diyaargarowga Xili roobaadka deyrta ee nagu soo wajahan.

Bogga HoreWararka Guddoomiye Ku-xigeenka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Dr Ahmed Abdi Adan ayaa daah furay aqoon-isweydaarsi ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo fahamka xogtaha cusub ee la xiriira khatarta abaaraha iyo u diyaargarowga Xili roobaadka deyrta ee nagu soo wajahan.

July 9, 2025

Drr | News

Aqoon is weydaarsigaan oo ay taageerayaan Bankiga horumarinta Africa iyo Hey’adda Africa u qaabilsan bixinta ceymiska ee ( African Risk Capacity ) wuxuuna u jeedka uu yahay sidii wadanka looga dabooli lahaa hadey timaado xaalad abaareed ama mid fatahaad.
Tababarkaan ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo Maalinta jimcaha waxaana lagu wadaa iney kasoo baxaan natiijooyin wax ku ool ah ayadoona shaqalaha ka qeybgalaya tabarkaan ay lasoo laaban doonaan aqoon iyo xirfado la xariira waaxey soo barteen.
   

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.