Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka Hay’adda, ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi.
Shirkaan ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta labada dhinac, in Taliska Booliiska hay’adda ka saacido ilaalinta amniga goobaha gargaarka la geynayo, Amniga iyo badqabka Gargaarka iyo sidiii loo gaarsiin lahaa dadka danyarta ah gargaarka Bani’aadannimo.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.
123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.







0 Comments