Hay’adda Raabidatul Al- Caalamul Islaami (Muslim World League) oo kaa shanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa maanta qoysas danyar ah, sameena ka soo gaartay roobkii dhawaan caasimada ka da’ay iyo kuwa deegaanadooda uga soo barakacay colaado iyo abaaro degmada Garasbaeey ugu qeybisay deeq gargaar ah oo ka kooban qeybaha kale duwan ee Raashinka.
Qoysaska gargarkaan ka faaiideystay ayaa gaaraya 1038 qoys, waxana sidaan oo kale hay’addaan magaalada gaalkacyo gargaar ugu qeybisay 800 oo qoys, tas oo wadartaguud dadka garagarkaan ka faaiideystay Muqdisho iyo Gaalkacyo garayaan1,838 qoys. Qaar kamid dadkii gargarkaan ka faaiideystay ayaa u mahadnaqay hay’adda SoDMA iyo Raabidatul Alcaalamul Islaami.











0 Comments