JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA Ayaa kulan mira dhal ah kulayeeshay ergayga gaarka ah ee arima cimilada ee dalka Keny

Bogga HoreWararka Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA Ayaa kulan mira dhal ah kulayeeshay ergayga gaarka ah ee arima cimilada ee dalka Keny

May 17, 2025

Drr | News

Gudoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin ayaa shir mira dhal ah kulayeeshay ergayga gaarka ah ee arima cimilada ee dalka Kenya Mudar Cali Dauud magaalada Nairobi. Shirkaan ayaa diiradda lagu saarya sidii looxoojinlahaa awoodaha u adkeesiga saamaynta isbadallada cimilada iyo u diyaargarawga maaranta masiibooyinka ee Soomaaliya iyo Kenya

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.