JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa magaalada Nairobi ka daahfuray Kulan looga hadlayay in laga wada tashado xog-isweydaarsina looga yeesho Nidaamka DTM ee IOM Soomaaliya.

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa magaalada Nairobi ka daahfuray Kulan looga hadlayay in laga wada tashado xog-isweydaarsina looga yeesho Nidaamka DTM ee IOM Soomaaliya.

May 14, 2025

Drr | News

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ka daahfuray kulan la isugu keenay khubarada, sameeyayaasha siyaasadda, iyo maamulka sare ee SoDMA iyo wakiillo kale oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kulankaan ayaa looga hadlayaa in laga wada tashado xog-isweydaarsina looga yeesho Nidaamka DTM ee IOM Soomaaliya.

Xoojinta nidaamyada digniinta hore ee halis-wadareedka, dhiirigelinta tallaabooyinka degdegga ah, iyo kor u qaadidda adkeysiga bulshada waxay xaqiijinayaan in bulshooyinka nugul la ilaaliyo kahor, inta lagu jiro, iyo kadib dhacdooyinka Isbadalka-Cimilada uu sababo. Nidaamka IOM ee saadaasha Socdaalka dadka barkaco (DTM) wuxuu bixiyaa xog muhiim ah oo lagu hago qorsheynta iyo wax-ka-qabashada waxtarka leh.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.