
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda SoDMA ayaa soo xiray tababar socday muddo shan cisho ah
Bogga HoreWararka Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda SoDMA ayaa soo xiray tababar socday muddo shan cisho ah

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa soo xiray tababar socday muddo shan cisho ah oo lagu kobcinayo aqoonta Hawl-wadeennada kala duwan ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda lagu saaray yaraynta khataraha musiibooyinka (DRR), la qabsiga isbeddelka cimilada, iyo dhisidda adkeysiga bulshooyinka Soomaaliyeed.
Tababarkaan waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha Xarunta Cilmi-baarista Musiibooyinka iyo tababarada ee SoDMA, Madax ka tirsan hay’adda SoDMA iyo madax ka socotay Hay’adda caalamiga ah ee PLAN International.
Dr Axmed Cabdi Adan, ayaa sheegay in tababarradaan aad loogu baahanyahay lana kordhin doono, isagoo kula dardaarmay ka qaybgalayaasha tababarkaan in ay bulshada uga faa’iideeyaan cilmigaan, kana soo baxaan waajibaadka saaran.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
0 Comments