JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hayโ€™adda SoDMA oo si ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก Shaacisay ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ถโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ – ๐—–๐—›๐—™ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ผ.

Bogga HoreWararka Hayโ€™adda SoDMA oo si ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก Shaacisay ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ถโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ – ๐—–๐—›๐—™ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ผ.

April 18, 2025

Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), waxa ay qaban doontaa ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ถโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ – ๐—–๐—›๐—™ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ, oo sanadkiiba afar mar la qabto. Madashaan ayaa looga hadlaa guud ahaan arrimaha baniโ€™aadannimada dalka, Wax ka qabashada Abaaraha, Barakaca, iyo Xaaladaha degdega ah ee Soomaaliya, waxaana ka qeybgala hayโ€™adaha kala duwan ee dowladda, kuwa dowlad goboleedyada, hay’addaha deeqaha bixiya, kuwa ka shaqeeya arrimaha baniโ€™aadannimada dalka, hay’adaha maxaliga ah iyo ururrada bulshada rayidka.
Madashaan waxaa ay ka dhici doontaa magaalda ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ ee Maamul gobaleedka ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด, maalinta Talaadada oo ku beegan ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐—”๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—น ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.