JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa si wadajir ah u guddoomiyay shir looga hadlayay hanaanka ay ku wada shaqeyn karaan Hay’addaha gargaarka bixiyo iyo dhigooda dowladda Soomaaliya.

Bogga HoreWararka Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa si wadajir ah u guddoomiyay shir looga hadlayay hanaanka ay ku wada shaqeyn karaan Hay’addaha gargaarka bixiyo iyo dhigooda dowladda Soomaaliya.

April 17, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Aamino Xuseen Cali ayaa si wadajir ah u guddoomiyay shir looga hadlayay hanaanka ay ku wada shaqeyn karaan Hay’addaha gargaarka bixiyo iyo dhigooda dowladda Soomaaliya.
Shirkaan waxaa ka soo qeybgalay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna iskuduwaha arrimaha gargaarka Soomaaliya, madaxda hay’addaha UN OCHA iyo WFP ee Soomaaliya , wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada XFS MoLSA, hay’adda SoDMA iyo Wasaaradaha Gargaarka iyo Shaqada iyo arrimaha bulshada dowlad goboleedyada dalka.
Shirkaan ayaa lagu lafa guray sida ay dhinacyadaan uga wada shaqeyn karaan marka abaarta jirto, gargaarkana uu yaryahay sidii bulshada gurmad ku filan loo gaarsiin karo, waxaana ka soo baxay shirkaan iin dhinacyadaan yeeshan kulamo joogto ah iyo wada shaqeyn dhaw, in DFS hormuud ka noqoto in ay isticmaasho qeyraadka gudaha iyadoo adeegsanaysa ganacsatada iyo qurbajoogta iyo in si wadajir ah uga jawaabaan xaaladaha degdega ah.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.