JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐œ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง

Bogga HoreWararka ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐œ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง

April 13, 2025

ย Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka hirgelinayso magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada maamulka SSC-Khaatumo.
Raโ€™iisul Wasaaraha oo mudnaan gaar ah siinaya muhiimadda ay leedahay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed adeegyada sida gaarka ah loogu baahan yahay, ayaa sheegay in mashaariicdan ay xoojin doonaan isku-xirka bulshada iyo dowladnimada, una gogol-xaarayaan kobac dhaqaale iyo horumar waara oo laga hirgaliyo dalkeenna.
Mashaariicda la dhagax-dhigay ayaa kala ah:
  • ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ก (๐’๐Ž๐ƒ๐Œ๐€) .
  • ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐‹๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐.
  • ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.
  • ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐…๐š๐ซ๐ฌ๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐’๐š๐ฒ๐ข๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐.
  • ๐–๐š๐๐๐š๐๐š ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ขga ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฆ๐š๐ค๐š๐š๐› ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐ž.
  • ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.
  • ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ
  • ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆo.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in ay farxad galinayso dhismaha xarumahan muhiimka ah kuwaas oo bixin doona adeegyada muhiimka ah ee dowladda, isagoo ballan-qaaday in mashaariic kale oo badanna dowladdu keeni doonto mustaqbalka

ย ย  ย ย 

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.