JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ee SoDMA ayaa Xarunta dhexe ee SoDMA ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor.

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ee SoDMA ayaa Xarunta dhexe ee SoDMA ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor.

April 7, 2025

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xiriirta howlaha iyo waajibaadka Hay’adda,  saameynta taban ee ka dhalatay abaarta dalkeenna ka jirta, dagaalada lagula jiro khawaarijta ee ka socda Galmudug, hoos u dhicii ku yimid deeqihii gargaar ee arrimaha Banii’aadanimada looga jawaabi jiray, iyo dadaallada gargaar ee SoDMa ka wado dalka.

Madaxweynaha Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Markale martigaliyey shir looga hadlaayo arrimaha Banii’aadanimada oo 22 bishaan ka furmaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, dhinaca kale Madaxweyanaha waxa uu booqday dhammaan qeybaha kala duwan xarunta Hay’adda, isagoo kulan guud la qaatay hoggaanka Hay’adda waxana uu uga mahadceliyay dadaallada joogtada ah ee Hay’adda Maareynta Musiiboiyinka ay ka wado dalka.

       

 

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.