JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Gudoomiya Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ayaa Xarunta Hay’adda SoDMA kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareeysa Hay’addaha SOS Germany iyo SOS Somalia

Bogga HoreWararka Gudoomiya Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ayaa Xarunta Hay’adda SoDMA kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareeysa Hay’addaha SOS Germany iyo SOS Somalia

April 6, 2025

Drr | News

Gudoomiya Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA Md.Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa  Xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareeysa Hay’addaha SOS Germany iyo SOS Somalia.

Kulankaas ayaa looga hadlay xaaladda Bini aadanimo ee Dalka ayadoo sidoo kale lugu falanqeeyay saameynta ay yeelatay hoos u dhaca ku yimid deeqaha gargaar  ee looga jawaabi jiray arrimaha Bani-aadanimo ee dalka.

Hay’addaha SOS Somalia iyo SOS Germany waxey sheegeen iney ka go’antahay in wixii karaankooda ah ay kordhin doonaan taagerada ay taageetayaan bulshada soomaliyeed ee u baahan gargaarka iyo sidii sare loogu qaadi lahaa caawinta Dadka kasoo barakaya Colaadaha iyo abaaraha ka jira qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Kulankaan waxaa uu ka mid yahay kulamo dhowr ah oo ay hay’adda SoDMA ugu qaaraameyso sidii dalka uu u heli lahaa dhaqaalo lugu kabo hoos dhaca ku yimid gargaarkii ay bixin jirtay Dowladda Mareykanka

 

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.