Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan isagoo si hoose ugu kuur-galay xaaladda nololeed ee danyarta kaamamka ku dhaqan kuwaas oo abaaro baahsan iyo codaalo daba-dheeraaday saameeyeen.

0 Comments