
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Xarunta dhexe ka daah Furay Masjid ay lagu cibaadeeysto Bisha Ramadan
Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Xarunta dhexe ka daah Furay Masjid ay lagu cibaadeeysto Bisha Ramadan
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa xarigga ka jaray Masjid laga hirgaliyay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, kaas oo markiiba ay in ka badan 50 ruux ku gadan karaan waajibaadka Salaadaha iyo cibadooyinka kale.
Furitaanka Masjidka ayaa ku soo aaday xilli muhiim ah, maadaama ay tahay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo ah bisha Qur’aan aqriska, danbi-dhaafka, naxariista iyo isku-dhimrinta, waxaana Masjidka ka faa’iideysan doona madaxda, howl-wadeennada iyo martida hay’adda.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
0 Comments