JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐢𝐧𝐢’𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅).

HomeEvents 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐢𝐧𝐢’𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅).

26/11/2026

26/11/2026

9:00 am

1:00 pm

Dhuusa-Mareeb, Galmudug, Soomalia.

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 (𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀).

https://sodma.gov.so

Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya (CHF), oo saddexdii biloodba mar la qabto, ayaa 26-ka bishan November lagu qaban doonaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.
Shirkaan oo mid sanadkiiba 4 jeer la qabto ayaa waxaa ka qeyb gela wakiillo ka socda dowlad-goboleedyada dalka, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, safaaradaha dalalka shisheeye ee Soomaaliya jooga iyo ururrada bulshada rayidka ah, kuwaas oo si wadajir ah uga arrinsan doona xoojinta iskaashiga, isku-duwidda gurmadka iyo sidii xal waara loogu heli lahaa caqabadaha bini’aadannimo ee dalka.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha – Hay’adda SoDMA.