JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

COUNTRY HUMANTERIAN FORUM 2026

Bogga HoreDhacdooyin COUNTRY HUMANTERIAN FORUM 2026

19/03/2026

29/03/2026

6:00 am

11:00 pm

Mogadishu

SOMALI DISASTER MANAGEMENT

Communications@Sodma.gov.so

https://sodma.gov.so

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), waxa ay qaban doontaa 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗮𝗻𝗶’𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 – 𝗖𝗛𝗙 𝟮𝟬𝟮6, oo sanadkiiba afar mar la qabto.
Madashaan ayaa looga hadlaa guud ahaan arrimaha bani’aadannimada dalka, Wax ka qabashada Abaaraha, Barakaca, iyo Xaaladaha degdega ah ee Soomaaliya, waxaana ka qeybgala
hay’adaha kala duwan ee dowladda, kuwa dowlad goboleedyada, hay’addaha deeqaha bixiya, kuwa ka shaqeeya arrimaha bani’aadannimada dalka, hay’adaha maxaliga ah iyo ururrada bulshada rayidka.

Madashaan waxaa ay ka dhici doontaa magaalda Muqdisho , maalinta  29 March 𝟮𝟬𝟮6.