JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐗𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐊𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐔 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐄𝐛𝐨𝐥𝐚.

HomeNews 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐗𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐊𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐔 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐄𝐛𝐨𝐥𝐚.

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Dr Ahmed Abdi Adan (SoDMA) ayaa daahfuray tababar muhiim ah oo diiradda lagu saarayo ka hortagga khatarta cudurka dilaaga ah ee Ebola, kor u qaadista wacyiga, iyo xoojinta u diyaargarowga shaqaalaha iyo mutadawiciinta ka qeyb qaata gurmadka degdegga ah.

Tababarkan ayaa imaanaya xilli cudurka Ebola iyo khataraha ka dhasha cudurrada faafa ay u baahan yihiin feejignaan, diyaar-garow hore iyo iskaashi dhow oo dhexmara hay’adaha dowladda iyo bahwadaagta caafimaadka.

Hay’adda SoDMA ayaa tababarkan u diyaarisay qaar ka mid ah shaqaalaheeda iyo mutadawiciinta, si loo xoojiyo aqoontooda ku aaddan aqoonsiga khataraha, ilaalinta badbaadada naftooda iyo bulshada,

Intii uu socday tababarku, waxaa xoogga la saaray muhiimadda ay leedahay in jawaab-bixiyeyaasha safka hore ay qaataan taxaddarrada lagama maarmaanka ah, raacaan habraacyada badbaadada, isla markaana si degdeg ah u soo sheegaan xaalad kasta oo looga shakiyo cudur faafa, iyaga oo la shaqeynaya hay’adaha caafimaadka ee ay khusayso.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.