JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐀𝐟𝐦𝐚𝐝𝐨𝐰 𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

HomeNews 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐀𝐟𝐦𝐚𝐝𝐨𝐰 𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫-𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨.

SoDMA ayaa sameysay wacyigelin lagu xoojinayo diyaar-garowga iyo fahamka bulshada ee khataraha ka dhalan kara xaaladaha cimilada ee El Niño, taas oo ka dhacday degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Wacyigelintan ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay in bulshadu ka feejignaato khataraha fatahaadaha iyo roobabka xooggan, isla markaana ay qaaddo tallaabooyin ka hortag iyo yareyn kara saameynta musiibooyinka.

🌍 Xoojinta Diyaargarowga Bulshada ee El Niño

#SoDMA #ElNiño #Wacyigelin #DiyaargarowgaMusiibooyinka

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.