JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ ๐ค๐š ๐–๐š๐๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐†๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ.

Bogga HoreWararka ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ ๐ค๐š ๐–๐š๐๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐†๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ.

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada Baydhabo ka wada qaybinta deeq gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka, kuwaas oo maanta la gaarsiiyay 300 oo qof oo iskugu jira naafo, barakacayaal dhawaan magaalada soo gaaray iyo dad jilicsan, kuwaas oo dhammaantood saameyn ka soo gaartay abaaraha baโ€™an ee dalka ka jira.

Deeqdan ayaa loogu talagalay inay ka faaโ€™iideystaan qoysaska nugul ee ku nool deegaanada hoostaga Baydhabo iyo tuulooyinka ku xeeran, kuwaas oo wajahaya cunto yari ka dhalatay abaarta ka jirta guud ahaan waddanka.

Sidoo kale, hayโ€™adda SoDMA waxay ka wadaa gobollada dalka howlaha gurmadka baniโ€™aadannimo oo isugu jira cunto qaybin iyo biyo-dhaamin, si loo badbaadiyo dadka nugul ee ay saameeyeen abaaraha.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.