Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), gaar ahaan Xarunta Qaran ee Digniinaha Halis-wadareedka (NMHEWC), waxay soo saartay war-bixinta todobaadlaha ee digniinaha khataraha ka imaankara halista fatahaadaha iyo Gobolada ay saameyn karto.
War-bixintani waxay soo bandhigaysaa talooyin iyo digniino ku socda bulshooyinka ku nool Gobolada Jaantuuska ku cad.








0 Comments